Monday, August 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda haweenka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay qoondada haweenka ee 30%. “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda haweenka Galmudug oo maanta Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay qoondada haweenka ee 30%. “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda haweenka iyo  Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabatey kulan ku saabsan isku duwidda ururinta macluumaadka, lagu faafinayo samaynta xogta madasha marwo ee gaarsiinta qoondada haweenka 30%. Waxaana madashan lagu casuumey haween ka socday Ururada bulshada rayadka,Saxaafadda madaxa-banaan, Booliiska iyo Hay’addaha dowlada.

Ka qeyb galayaasha ayaa loo soo bandhigey xogaha iyo macluumaadka Wasaradda u diyaarisay ilaalinta xuquuqda haweenka  qeybta ka ah Doorashooyinka, gaar ahaan hannaanka uruurinta macluumaadka ee ku jira Madasha marwo kana kooban mareeg laga daalacan karo xogaha haweenka iyo numberka xiriirka dadwaynaha ee qof kastaa kusoo gudbin karo xadgudubyada haweenka ku dhici kara inta doorashada socoto.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Ubax Xuseen Dhiblaawe, Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Galmudug  oo kulankan daah furtay ayaa si gaar ah ugu mahadcelisay hey’adda UNDP oo ay sheegtay in ay kala qeyb qaadaneyso dardar galinta barnaamijkan.

Sidoo kale ka qeyb galayaasha oo si gaar gaar ah u dul istaagey su’aalo la iska waydiiyey sida haweenku u heli karo xuquuqaadkooda mudada doorashada iyo sidii dhammaan qaybaha kulankan ku sugnaa isaga kaah-shan karaan fulinta doorkaasi.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta ee Magaalada Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay ololaha ururadda siyaasadda puntland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo daah-furay ololaha ururadda siyaasadda puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay ololaha ururadda siyaasadda puntland “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In