Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoggaamiye ka tirsan kooxda Daalibaan oo lagu  dilay Qarax ismiidaamin ah

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Hoggaamiye ka tirsan kooxda Daalibaan oo lagu  dilay Qarax ismiidaamin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiil ka tirsan  kooxda Daalibaan ​​ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Arbaca ah in Taliyihii Militariga Daalibaan ee magaalada Kabul, Xamdullaah Mukhlis, uu u dhintay dhaawac ka soo gaaray  weerar  ismiidaamin ah oo lagula beegsaday agagaarka Isbitaal ay lahayeen Militiriga oo ku yaallay bartamaha magaalada Kaabul.

Mid kamid ah dadka ka badbaaday Qaraxa oo u warramayay wakaaladda wararka ee France-Presse ayaa yir:  “Weerarka waxaa fuliyay qof is miidaamiyay oo watay mooto, kaas oo isku qarxiyay albaabka isbitaalka ”.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Warar ay baahiyeen kooxda Daalibaan ayaa lagu sheegay in weerarka ay geeystee Rag hubeysan oo ku labisnaa dharka shaqaalaha caafimaadka Isbitaalka uu Qaraxa ka dhacay.

Balse  mas’uuliyadda Qaraxan ayaa waxaa sheegatay kooxda Daacish, iyaga oo intaa ku daray in halkaas ay ku dileen mas’uuliyiin badan oo katirsan kooxda Daalibaan.

Previous Post

Waa maxay Metaverse? Adeegga ay shirkadda Facebook ku bixineyso balaayiinta dollar

Next Post

Dhageyso Bar. Sahanka Raadiyaha

Next Post
Dhageyso Bar. Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho

Dhageyso Bar. Sahanka Raadiyaha

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In