Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gaadiidka oo gubtay dokumiintiyo dhacay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gaadiidka oo gubtay dokumiintiyo dhacay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda Diiwaangelinta Gaadiidka (Rayidka) ee (PRA) ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Xukuumadda Soomaaliya Mawliid Xuseen Cumar ayaa maanta goobjoog ka ahaa fagaare lagu gubayey Dokumiintiyo dhacay.

Dokumiintiyadan ayaa isugu jiray (liinsannada) Gawaarida (taarikooyinka) baabuurta (Buugaagta) baabuurta) iyo Waraaqo kale.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Tan iyo burburkii Dawladdii dhexe ee Soomaaliya kadib ayey Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada si toosa ugu  hawlgashay (2007) Xarunta Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo dhismaheedu ku yaalo Degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.

Sida uu sheegay Agaasimaha Waaxda Diiwaangelinta Gaadiidka (Rayidka) Mawliid Xuseen dokumiintyadan ayaa lagu urrurinayey (Maqsinno) loogu talagalay in lagu kaydiyo_laga soo bilaabo (2007) ilaa (2021) Waxaana keentay in looga maarmay madaama hada lagu shaqeeyo (electronic) (Computer) oo wax walbana halkaa lagu kaydiyo.

Arintan ayaa imanaysa xili Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ay ka samaysay dib u habaynt Xafiisyada u adeega dad waynaha.

Previous Post

Weerar Mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday tareen ku sii jeeday  gobolka Bavaria  ee dalka Jarmalka

Next Post

Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Bangiga Adduunka oo booqasho ku tegay xarunta Wasaaradda Caafimaadka Puntland “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In