Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ku laayay Shabeellaha hoose

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ku laayay Shabeellaha hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay Tuulooyinka Shaam-garre iyo Raqayle oo u dhexeeya Degmada Awdheegle iyo Degaanka Bariire, oo ka tirsan gobalka Shabeellaha hoose.

Intii uu howlgalka socday ayay Ciidamada waxay halkaas ku dileen Sagaal kamid ah maleeshiyaadka xagjirka ah ee Al-shabaab, halka 13-kalana laga dhaawacay, Ciidamada ayaa sidokale burburiyay Godadkii ay halkaas ka qoteen.

Related posts

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

August 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

August 1, 2026

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waqti kasta u taagan howlgalada Lagu baacsanayo  maleeshiyaadka Al-shabaab oo ah Cadaw utaagan waxyelleeynta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool degaanada ay ku dhuumaleeysanayaan.

Previous Post

Guddiga Doorashadda Galmudug oo soo saaray Jadwalka Doorashadda labada xubnood ee ka dhimanaa Aqalka sare

Next Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo furay Madasha arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul wasaaraha XFS oo furay Madasha arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha XFS oo furay Madasha arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

Bayaan kasoo baxay Ilaalinta Qoondada Haweenka ee Doorashada Galmudug

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb. Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi ayaa ugu baaqday dhammaan ururada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu baaqay xoogagga siyaasadda inay ku tartamaan aragti iyo barnaamijyo siyaasadeed

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

Madaxweynaha JFS oo xaqiijiyay in Soomaaliya ay xeelad iyo xoog u adeegsanayso ka hortagga duullaanka Israa’iil

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 8-AAD EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

August 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In