Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo balan-qaaday inuu dadaal u gali doono sidii loo joojin lahaa dagaalka Itoobiyo ka socda

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo balan-qaaday inuu dadaal u gali doono sidii loo joojin lahaa dagaalka Itoobiyo ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Washington ayaa ballan-qaadday inay dadaallo u gali doonto sidii loo dejin lahaa xiisadda dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya, xilli waddamada Afrika ay walaac kamuujiyeen dagaallada kasii socda dalkaas ee u dhexeeya ciidammada dowladda iyo xoogagga is baheystay ee Jabhadda Itoobiya.

Wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa warbixin kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in dagaalada sii xoogeysanaya ee ka socda Itoobiya aan la aqbali karin, waxayna ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya  Itoobiya inay joojiyaan dagaalak oo ay u soo diyaar garoobaan wada hadallo, si xal looga gaaro dhibaatada ka taagan dalka.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Ergeyga Joogtada ah ee Dowladda Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay, Linda Thomas Greenfield, ayaa sheegtay intii lagu guda jiray fadhi Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka yeesheen qalalaasaha Itoobiya in aan loo dulqaadan Karin waxyaabaha foosha xun ee ka dhashay dagaalada ka socda Itoobiya.

Linda Thomas, ayaa tiri: “ Midnimada iyo wadajirka dawladda Itoobiya waxaa soo wajahay khatar baahsan,  taas oo malaayiin rayid ah oo aan waxba galabsanina ay halis ugu jiraan, walina waxaa noo muuqda in ay sii balaaraneyso waxyeellada dagaalka”.

Dhanka kale, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda iyo dhismaha nabadda Rosemary DiCarlo, ayaa ka digtay in dagaalka sokeeye ee ka socda gudaha Itoobiya.

Ugu danbeeyntii Mareykanka ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku dagaalamaya Itoobiya inay si deg deg ah u joojiyaan dagaallada, iyaga oo xusay in haddii dagaalada ay sii socdaan uu dalka wajahayo khatar baahsan.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo furay Madasha arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi ay hogaamineyso oo maanta gaaray magaalada Jowhar

Next Post
Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi ay hogaamineyso oo maanta gaaray magaalada Jowhar

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi ay hogaamineyso oo maanta gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In