Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibad baxayadii ka socday Suudaan oo sii xoogeeystay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dibad baxayadii ka socday Suudaan oo sii xoogeeystay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo  mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aanadii ka soo baxay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan, Cabdi Fitaax Al-Burhaan, kaasi oo 15-kii bishii Oktoobar ee ina dhaaftay soo saaray, in la kala diro dhamaanba Golaha Siyaasadda Suudaan iyo Wasiiradda, dalkana lagu soo rogo xaalad degdeg ah.

Waxii waqtigaas ka danbeeyay guddiyada ka hortaga iyo badbaadada Khartuum, ayaa ku baaqay mudaharaadyo ay ugu magac dareen “malaayiin Careeysan” oo loogu soo horjeedo Afgambiga ay sameyeen golaha milatariga Suudaan oo uu hoggaaminaayo Cabdi Fitaax Al-Burhaan.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026

Sidokale mudaahadayaasha ayaa sheegay in laga bilaabo maanta ay xirayaan dhammaanba Jidadka waaweeyn ee magaalada Khartuum.

Dibad baxyada ayaa sii xogeeystay kadib markii Mareykanka iyo Midowga Yurub ay ugu baqeen mas’uuliyiinta Milatariga Suudaan inay dhowraan xuquuqda mudaaharaadayaasha, Ciidamadan ay dhabarka saartaan ilaalinta ammaanka dibad baxayaasha.

Previous Post

Qaban qaabada doorashada kuraasta ka harsan Aqalka sare oo ka socoto Dhuusamareeb

Next Post

Dhageeyso Barnaamijka Faaqidaadda Wararka ee Radio muqdisho

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Dhageeyso Barnaamijka Faaqidaadda Wararka ee Radio muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In