Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo qaabilay Wafdi ka socday UNICEF “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo qaabilay Wafdi ka socday UNICEF “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimana Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa saaka ku soo dhaweeyay xarunta dhexe Wafdi heer sare ah oo ka socda Hayโ€™adda UNICEF ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrinaha carruurta.

Wafdigan oo ay hogaaminaysa madaxa qaybta Waxbarashada ee Hayโ€™adda UNICEF, Emmanuelle Abrioux, ayuu agaasimaha guud ku soo wareejiyay xafiisyada kala duwan ee hawlwadeennada agaasinku ku shaqeeyaan, iyadoo wafdigu uu kulan isbarasho iyo xog iswaydaarsi ah la qaatay dhamaan Agaasimayaasha iyo la taliyayaasha Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026

Gabagabadii Agaasimaha Guud iyo wafdiga ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Xafiiskiisa, waxa uuna uga warbixiyay waxqabadka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir muddadii koobnayd uu shaqaynayay, adeegyada casriga uu bixyo, iyo qorshayaasha horumarinta Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa wuxuu u taaganyahay horumarinta iyo tayaynta Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Previous Post

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo Galmudug ku wareejiyay agabka doorashada “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka iyo Duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka iyo Duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka iyo Duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka "SAWIRRO"

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In