Wednesday, July 23, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaarada Qorsheynta XFS oo shir looga hadlayo Istaraatiijiyada Qaran ee 2021-2022 ka furtay Kismaayo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
November 15, 2021
in Wararka
0
Wasaarada Qorsheynta XFS oo shir looga hadlayo Istaraatiijiyada Qaran ee 2021-2022 ka furtay Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalahaย  Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka daah-furtay magaalada Kismaayo shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ee Istaraatiijiyadda Qaran ee Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Jubaland.

Wada-tashiga oo socon doonnaย  saddex cishoย  waxaa diirradda lagu saarayaa diyaarinta qorshe howleedka Istaraatijiyada xalka waara ee dowlad gobaleedkaย  Jubaland, oo ay ka qeybย  galeenย  Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Jubaland, Mudane Maxamed Cusmaanย  Jaamac, Agaasimaha Xafiiska xalka waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Marwo Sahra Cabdi Maxamed, masuuliyiin k socday Urur gobaleedka IGAD,ย  xubna ka socda Wasaraadaha iyo hayโ€™adaha ay quseeyso ee dowlad goboleedka Jubaland.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay afduubka lagula kacay markabka SEA WORLD

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay afduubka lagula kacay markabka SEA WORLD

July 23, 2025
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐šqada XFS ๐จ๐จ d๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ m๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ lagu horumarinayo q๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ d๐š๐ง๐ฒ๐š๐ซ ๐š๐ก

Shirka wada-tashigaย  waxaa lagu gorfaynayaaย  wax ka qabashada mushaakilaadka kala duwan ee dabiiciga ah sida abaaraha, Colaadaha iyo fatahaadahaย  oo ah kuwa sababa in dadku barakacaan.

Marwo Zahra Cabdi Maxamed Agassimaha Xafiiska Xalka waara ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa faah-faahisay hadafyada uu xabaarsan yahay wadatashiga saddexda cisho ah ee ka bilowday maantay dowlad gobaleedka Jubaland.

โ€œWaxaa farxad noo ah in aan soo gaarno Dowlad Goboleedka Jubaland oo noqonaya dowlad goboleedkii saddeexaad intii aan ku jirnay howsha diyaarinta Qorshe Hawleedka sanadlaha ah ee Dowlad Goboleedyada dalka aan u samaynaynay. Si loo fuliyo Istaraajiyaddaย  Xalka Waara ee Qaranka (2020-2024) waxaa lagama maarmaan ah in la diyaariyo Qorshe Hawleed sanad leh ah ee Xalka Waara wax looga qabanayo oo uu yeelan doono Dowlad Goboleed walbaโ€ ayey tiri Agaasime Sahra Cabdi.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta Jubalandย  Mudane Maxamed Cusmaanย  Jaamac ayaaย  sharaxay muhiimadda ay u leeyihiinย  Istaraatiijiyadda Qaran ee Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Jubaland ee 2021-2022.

โ€œMaantay waxaan u fadhino waaย  diyaarinta qorshe howleed sanad leh ah oo laga samaynayo dowlad goboleedka Jubaland, taas oo shirka looga goleeyahay in xal rasmi ah looga gaaro xaaladda barakacaayasha dowlad goboleedka Jubaland, maadaama Jubaland tahay maamulka ay ku soo barakeceen dadkii ugu badnaa. Saraakiisha dowladda iyo hayโ€™addaha shirka fadhiya waa dadkii ugu mudnaaย  si ay u soo gudbiyaan Qorshe Howleed ku salaysan baahiyaha ay leeyihiin bulshada barakacday iyo kuwa dalka dib ugu soo laabanaya. Waxaa la idinka rabaa in aad maskaxdiina tuujisaan mudada saddexda cisho ah ee wadatashigu socdo si aad uga soo saartaan Qorshe Hawleed la gaari karo oo rasmi ahโ€ Ayuu yari Wasiir Maxamed.

Xafiiska Xalka waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka waxaa ka taageerayaa barnaamijkaan Urur gobaleedka Igad-DRDIP iyo Baanka Aduunka (WorId bank). Iyada oo gaba-gabada wada-tashigaย  kasoo baxaanย  qorshe howleedka sanadka 2021-2022 ee gobaleedka jubbaland, tasoo waxtar u noqanayo sidii xal waara looga gaari lahaa Arrimaha muhiimka ee kor ku xusan.

Previous Post

Sawirro: Agabka lagu qabto doorashada oo maanta la geeyey Beledweyne

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo R/Wasaare Rooble uu safray Dhuusamareeb

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo R/Wasaare Rooble uu safray Dhuusamareeb

Wafdi uu hoggaaminayo R/Wasaare Rooble uu safray Dhuusamareeb

Federal Government Condemns Hijacking of SEA WORLD Vessel, Calls for Immediate Release and Constitutional Compliance

Federal Government Condemns Hijacking of SEA WORLD Vessel, Calls for Immediate Release and Constitutional Compliance

July 23, 2025
0

The Federal Government of Somalia has strongly condemned the unlawful hijacking of the SEA WORLD vessel, a Comoros-flagged ship transporting...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay afduubka lagula kacay markabka SEA WORLD

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay afduubka lagula kacay markabka SEA WORLD

July 23, 2025
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay afduubka iyo xad gudubka lagu sameeyey markabka SEA WORLD, kaas oo wata calanka Jasiiradda Comoros....

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐šqada XFS ๐จ๐จ d๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ m๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ lagu horumarinayo q๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ d๐š๐ง๐ฒ๐š๐ซ ๐š๐ก

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐šqada XFS ๐จ๐จ d๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ m๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ lagu horumarinayo q๐จ๐ฒ๐ฌ๐š๐ฌ d๐š๐ง๐ฒ๐š๐ซ ๐š๐ก

July 23, 2025
0

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yusuf Maxamed, ayaa si rasmi ah uga daahfuray magaalada...

Wasaaradda Sportiga oo tababar u furtay garsoorayaal dumar ah

Wasaaradda Sportiga oo tababar u furtay garsoorayaal dumar ah

July 23, 2025
0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Susow Mohamud ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Tababar aqoon...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In