War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa guddiyada doorashada ee Dowlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle ka dalbaday in 48-saac gudahood ay ku bilaabaan doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ama bulshada ay u cadeeyaan sababta ka hor taagan inay bilaabaan doorashada.
Wafdi sare oo ka socda Hayโadda SoDMA oo gaaray Belad-xaawo
Wafdi sare oo ka socda Hayโadda Maareynta Musibooyinka Qaranka ee SoDMA, uuna hoggaaminayo Agaasime Guud Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa maanta...