Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga oo howlgalo ka dhan ah argagixisada ka sameeyey duleedka Balcad

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga oo howlgalo ka dhan ah argagixisada ka sameeyey duleedka Balcad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka qeybta 3-aad gaar ahaan guutada 27aad ayaa howl-galo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay Degaanada Isgoys ,Mareereey iyo Gololeey iyo degaano kale oo hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Hoolgalkaan ay sameeyeen Ciidanka xoogga daka Soomaaliya waxaa hoggaaminaayay  Abaanduulaha Guutada Sedexaad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Abshir Maxamed Maxamuud{Abshir Kaaran}oo ka hadlay ayaa yiri “ tuulada Biyoole, Mareereey tuulooyinkaan saakay waxaan u aadnay inann xakhiijino amniga , Bulshada deeganadaas aad ayaan ugu mahadcelinaynaa,Siday noosoo dhaweeyeen, iyo siday umuujiyeen garab istaagooda.Maamulada deegaanadaas waxaan leeyahay bulshada way idiin heelantahee soo garab istaaga .” .

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Previous Post

Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta oo abaalmarisay lix Qoraa

Next Post

Kumanaan duulimaadyo oo loo baajiyay duufaanno, baraf iyo masiibada Corona’ dunidda oo dhan

Next Post
Kumanaan duulimaadyo oo loo baajiyay duufaanno, baraf iyo masiibada Corona’ dunidda oo dhan

Kumanaan duulimaadyo oo loo baajiyay duufaanno, baraf iyo masiibada Corona’ dunidda oo dhan

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In