Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan Galmudug oo sheegay inay ka jawaabayaan baahiyaha ka jirta qaar ka mid ah deegaannada Galmudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan Galmudug oo sheegay inay ka jawaabayaan baahiyaha ka jirta qaar ka mid ah deegaannada Galmudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa Qoysas abaartu saameysay ku booqday deegaanka Xananleey oo hoostaga Dhusamareb, iyagoo ka dhagaystay duruufaha nololeed ee ay wajahayaan.

Dadka halkan ku nool oo ay ku jiraan qoysas abaarta ku xoolo beelay iyo kuwo haatan wajahaya biyo yari ayaa Mas’uuliyiinta soo booqatey u sheegay in ay u baahan yihiin kaalmo degdeg ah oo ay barbar socdaan adeegyada bulshada sida Caafimaadka, biyaha iyo Waxbarashada.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026

Kadib dhageysiga cabashada dadkan ayuu Guddoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow sheegay in maamulku diyaar u yahay taakuleynta qoysaska tabaaleysan.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mursal Cabdi Aadan iyo Wasiiru dowlaha Caafimaadka Galmudug Axmed mirre faafaale ayaa dhankooda balan qaadey inay ka jawaabayaan adeegyada kaga aadan baahida bulshada deegaanka Xananleey u soo bandhigeen.

Xananleey oo ka mid ah deegaannada soo koraya ee hoostaga Dhuusamareeb ayaa muddoooyinkan dambe at dadkeedu ka cabaneeyn biyo yari, iyagoo bulsho ahaan bilaabey dhismaha xarumaha adeegga bulshada sida iskuul iyo goob Caafimaad.

Previous Post

Dad lagu eedeeyay cunista iyo ka ganacsiga Hilibka Dadka oo Nigeria la xiray

Next Post

Qoysas barakacayaal ah oo xaalado adag ku heysato duleedka Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Qoysas barakacayaal ah oo xaalado adag ku heysato duleedka Gaalkacyo “SAWIRRO”

Qoysas barakacayaal ah oo xaalado adag ku heysato duleedka Gaalkacyo “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

Madaxweynaha JFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Ummadda Islaamka bilashada bisha barakeysan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadan

February 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha Barakaysan ee Ramadaan, ayaa ugu...

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

Wasaaradda Shaqada XFS oo Muqdisho ku qabatay shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada

February 17, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Shirka Isku-duwidda Ilaalinta Bulshada (Social Protection...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan qado ah ku maamuusay xubnaha Golaha Mustaqbalka

February 17, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan qado ah maanta ku maamuusay xubnaha Madasha Mustaqbalka ee ajiibay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In