Tuesday, August 5, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoos tago magaalada  Garbahaarreey

caqiil by caqiil
February 9, 2022
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoos tago magaalada  Garbahaarreey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyedd ee ku sugan degmada Garbaharreeya ayaa howllgallo qorsheysan oo ka dhan ah Maleeshiyada Al-Shabaab waxaa ay ka sameeyeen degaanno hoostaga degmada Garbahaarreey ee Xarunta Gobolka Gedo.

Ciidamada ayaa howlgalaka si gaar ah uga sameeyay degaannada, Doofaareey, Booco, Goora-dheer iyo degaanno kale, halkaas oo argagixasada si dhumaleysi ah ay ku imaan jireyn islamarakana ay ku dhibateyn jireen dadka Shacabka ah.

Related posts

Magaalada Bariire oo lagu jebiyay Khawaarijta

Magaalada Bariire oo lagu jebiyay Khawaarijta

August 4, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqullo ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ee Safiirro Cusub

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqullo ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ee Safiirro Cusub

August 4, 2025

Taliyaha Guutada 10-aad ee qeybta 43-aad Gaashaanle Warfaa Sheekh Aadan Faroole, oo faahiyay howlgalka ayaa sheegay in degaannada howlgalka ka sameeyeen ay ahaayeen kuwo mararka qaar lagu arki jiray Al-Shabaab, isla markaana ay Al-Shabaab, isaga baxeen markii ay ka warheleen in uu kusoo wajahan yahay howlgalka Ciidamada.

Taliyaha ayaa sidokale sheegay in Maleeshiyada ay Al-shabaab ay dhibaato ku hayaa dadka ku nool Tuulooyinka hoos yimaadi degmada Garbahareey kuwaas oo sida uu shegay hada ladhibateeysan Abaaraha ka jira deganadaasi.waxa una sheegay in ciidmada xoogga ay sii wadi doonaa howlgalada tan iyo inta argagxisada laga sifeeynayo deganadasi.

Previous Post

Israa’iil oo Duqeymo ka geysatay gudaha Suuriya

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Magaalada Bariire oo lagu jebiyay Khawaarijta

Magaalada Bariire oo lagu jebiyay Khawaarijta

August 4, 2025
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta ka ah howlgalka AUSSOM, oo ay garab ka helayaan saaxiibada caalamka,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqullo ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ee Safiirro Cusub

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqullo ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ee Safiirro Cusub

August 4, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta guddoomay nuqullo ka mid ah warqadaha aqoonsiga...

Guulaha dowladdu ay  ka gaartay la dagaallanka maaliyadeed ee argagixisada (Faallo)

Somalia’s Financial War Against Al-Shabaab: Key Achievements and Strategic Milestones (2022–2025)

August 4, 2025
0

Somalia has long confronted the persistent threat of Al-Shabaab, a militant group that emerged from the remnants of the Islamic...

Guulaha dowladdu ay  ka gaartay la dagaallanka maaliyadeed ee argagixisada (Faallo)

Guulaha dowladdu ay ka gaartay la dagaallanka maaliyadeed ee argagixisada (Faallo)

August 4, 2025
0

Soomaaliya waxay muddo dheer wajahaysaa khatar joogto ah oo ka imaanaysa Al-Shabaab – koox xag-jir ah oo soo if-baxday horaantii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In