Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya General Bashiir Maxamed Jaamac oo xariga ka jaray dhismayaasha Iyo wareejinta Maxkamada iyo Iskuul  Degmada Cadaado.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya  Bashiir Maxamed Jaamac ayaa soo gaaray Magaaladda Cadaado ee gobolka Galgaduud u jeedka Socdaalka Wafdigaan oo ka kooban Wasiir ku-xugeenka gaadiidka iyo hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya,Wasiirka Waxbarashada Galmudug Maxamed xasan dhoore, Wasiirka howlaha guud ee Maamulka Galmudug Axmed Dhiblaawe Casir Iyo Wasiirka Caddaalada Galmudug Cabdi Fiidow , ayaa xariga ka jaray dhismayaasha Iyo wareejinta xarumaha danta guud ee Maxkamada iyo Dugsiga Sare ee laga dhisay magaaladda Cadaado.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026

Dhismayaashaan danta guud ee  Maxkamada iyo Dugsi Sare oo ay maalgalinayaan Midowga Yurub oo kaashanayo Maamulka Galmudug ayaa waxaa xarig jarkiisa ugu horreyn ka hadlay Nuur yarow “shaarbacade”  guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado.

“Shacabka dagmada Cadaado waxaan ka codsanayaa inay illaashadaan ,dhismaha maanta looga hirgaliyay magaalada oo kala ah Maxkamada iyo Dugsiga Sare”.  Ayuu yiri guddoomiye ku-xigeenka degmada Cadaado.

Wasiirka Waxbarashada maamulka Galmudug Maxamed Xasan Dhoore Iyo  Wasiirka Caddaalada Galmudug Cabdi Fiidow ayaa dhankooda kahadlay muhiimaha dhismayaasha Skuulka Iyo Maxkamada. Ayaa dhankooda boggaadiyay dhismayashaan muhiimka u ah bulshada dagmada cadaado oo.

Ugu dambeyn Wasiiru dowlaha howlaha guud iyo guryeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac ayaa xariga  ka jaray dhismayaasha labadaan Xarun ee Maxkamada iyo Dugsiga Sare ee loodhisay Magaalada Cadaado.

Tags: Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Magaalada Cadaado
Previous Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saxafiyiinta ka howlgala Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi sare oo ka socda Sweden

February 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah (NEOC) ku soo...

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In