Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Moscow oo ku dhawaaqday Xabbad joojin

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Moscow oo ku dhawaaqday Xabbad joojin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda difaaca Rushka ayaa ku dhawaaqday in ay xabbad joojin ka sameysay magaalooyinka go’doonsan ee Ukraine si shacabka ay uga baxaan goobaha uu dagaalka ka socdo.

Magaalada dekada leh ee Mariupol ayaa kamid ah meelaha shacabka loo ogolaaday in si nabad ah uga bixi karaan, arrintan ayaana qeybka ah heshiis Ruushka iyo Ukraine oo ahaa in dadka loo furo meelo ay ka bixi karaan.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Maanta oo ay tariikhdu ku beegantahay 5-ta bisha March, laga bilaabo 10-Am subaxnimo ee waqtiga magaalada Moscow, Ruushka wuxuu iclaamiyay in shacabka loo furo meelo ay kaga bixi karaan magaalooyinka Mariupol iyo Volnovakha,” sidaa waxaa lagu yiri bayaan ka soo baxay wasaaradda gaashaandhigga Ruushka.

Ma jiro ilaa iyo hadda dhanka Ukraine wax war ah oo arrintan ku aadan  sidoo kalena lama sheegin inta ay qaadan doonto xabbad joojinta loo sameeyay arrimaha bani aadanimada.

Dagaalka Ruushka uu ku qaaday Ukraine ayaa galay maalintii 10-aad, waxaana jira khasaare xoogan soo kala gaaray labada dhinac, haba ugu sii darnaadaane shacabka Ukraine.

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in hal milyan oo qof dad kor u dhaafaya oo reer Ukraine ah ka qaxeen dalka kuwaas oo gaaray dalalka deriska ah oo ay sida Poland.

Previous Post

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo soo saaray Jadwalka doorashada lix Kursi

Next Post

Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Boosaaso

Next Post
Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Boosaaso

Qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Boosaaso

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In