Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Isbaheeysiga NATO oo sheegay in Ciidamadooda ay ku jiraan diyaar garow Dagaal

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Isbaheeysiga NATO oo sheegay in Ciidamadooda ay ku jiraan diyaar garow Dagaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa Maanta oo Arbaca ah, sheegay in ciidamada isbaheysiga NATO, ay ku jiraan diyaar garow  dagaal oo buuxa.

“Waxaan ka shaqeyneynaa sidii loo adkeyn lahaa ammaanka dalalka xubnaha ka ah isbaheysiga, Ciidamada uu Maraykanku u dirayo Yurub waa fariin adag, dalalka Bariga Yurub waa qayb muhiim ah oo kamid ah isbahaysiga” ayuu yiri: Jens Stoltenberg oo ah Xoghayaha Guud ee NATO.

Related posts

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026

Xoghayaha ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karto Duulaanka ciidamada Ruushka ay ka wadaan gudaha  Ukraine, isagoona carabka ku adkeeyay in waddamada NATO ay sii wadi doonaan taageerida Ukraine.

Wasiirrada gaashaandhigga ee NATO, oo uu hoggaaminayo xoghayaha difaaca Maraykanka, Lloyd Austin, ayaa ka wada hadlay meel marinta balan qaadyada Ururka ee ku aaddan tageerada Ukraine.

Previous Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed  oo weerar loogu geeystay Canada

Next Post

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Next Post
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Danjiraha Shiinaha

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In