Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka oo bilaabay bixinta shahaadada xildhibaanimo

admin by admin
4 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashooyinka heer federaal (FEIT), ayaa maanta oo sabti ah taariikhdana ku asteysan tahay 02/04/2022, bilaabay bixinta shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha guddiga (FEIT) mudane Muuse Geelle Ugaas ayaa Xildhibaanadii ugu horeeyay guddoonsiiyay shahaadada xildhibaanimo ee xubnaha cusub golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

8-xildhibaan oo ka kala tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaatay shahaadada rasmiga ah ee xildhibaanada Baarlamaanka.

  1. Xildhibaan Mohamed Ali Omar (Caana-nuug)
  2. Xildhibaan Mustafa Sheikh Cali Dhuxuloow
  3. Xildhibaan Mohamed Nur Abubakar- Shariif Mustafa
  4. Xildhibaan Mohamed Omar Aimoy
  5. Senator Abdi Ahmed Dhuhulow (Dhagdheer)
  6. Xildhibaan Yusuf Gelle Ugaas
  7. Xildhibaan Mohamed Abdi Hayir-Maareeye
  8. Xildhibaan Maxamed Haaruun Cabdillaahi Iyo Xildhibaano kale

Guddiga ayaa sidoo kale, xildhibaanada gobollada iyo dalka dibeddiisa ku maqan ku wargeliyay in ay yimaaddaan sida ugu dhakhsaha badan, si loo hirgeliyo jadwalka dhammeystirka doorashada ee GHDHF ay soo saartay.

 

Previous Post

Guddiga FEIT oo ku dhawaaqay natiijada doorashada Labada Aqal

Next Post

Madaxweynaha Sri Lanka oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah

Next Post

Madaxweynaha Sri Lanka oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In