Sunday, July 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay laamaha amniga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay laamaha amniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa kulan mahad celin ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka Booliska iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ayaa Ciidanka Qalabka Sida ku amaanay dadaalkooda joogtada ah iyo sugiddii amniga dooraashada madaxweynaha oo ku dhacday si nabdoon.

Related posts

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

July 5, 2026
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

July 5, 2026

Sheekh Aadan Madoobe ayaa sidoo kale uga mahadnaqay in markasta ay u taagan yihiin ilaalinta shacabka, isagoo ku dhiira geliyey inaysan marnaba ka seexan badbaadinta shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

R/W Rooble oo Salaan ugu tegay Madaxweynaha Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya oo hambalyo usoo diray madaxweyne Xasan Sheekh

Next Post
Safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya oo hambalyo usoo diray madaxweyne Xasan Sheekh

Safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya oo hambalyo usoo diray madaxweyne Xasan Sheekh

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo si diiran loogu soo dhoweeyay Baydhabo

July 5, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), iyo wefdi heer sare ah oo uu...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo

July 5, 2026
0

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub oo Booqasho iyo Sagootin ugu Timid

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub oo Booqasho iyo Sagootin ugu Timid

July 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga...

Shir looga hadlayay xoojinta iyo wada shaqeynta ka dhexeysa Wasaaradaha oo lagu qabtay Muqdisho

Shir looga hadlayay xoojinta iyo wada shaqeynta ka dhexeysa Wasaaradaha oo lagu qabtay Muqdisho

July 5, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya, Mudane Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In