Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergayga Madaxweynaha ee dhinaca Abaaraha oo kulan la qaatay Agaasimyaasha Warbaahinta Qaranka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Ergayga Madaxweynaha ee dhinaca Abaaraha oo kulan la qaatay Agaasimyaasha Warbaahinta Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergayga Madaxweynaha ee dhinaca Abaaraha Abdirahman Abdishakur Warsame, oo kulan la qaatay Agaasimyaasha Warbaahinta Qaranka.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii awoodda Warbaahinta Qaranka loogu saari lahaa tabinta iyo soo bandhigida xaaladda adag oo ay sababtay abaarta daran ee ku dhufatay dalka Soomaaliya, iyadoo ay fulinta howshaan iska kaashanayaan Xafiiska Ergayga iyo Warbaahinta Qaraank.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Agaasimaha Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee SONNA Ismaciil Mukhtar Cumar Oronjo iyo Agaasimaha SNTV  Sharma’arke Maxamed Warsame ayaa ballanqaaday in kor loo qaadayo warbixinada iyo barnaamijyada ku saabsan ka hadalka xaaladda Abaaraha iyo sida bulshada uga qeybqaadan karto gurmadka abaarta.

Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur warsame ayaa ka mahadceliyay sida 24 saac ay warbaahinta qaranka xil isaga saartay kahadlka iyo wacyigalinta bulshada xaaladda Abaarta.

Wuxuu ballanqaaday in ay qaadanayaan kaalintooda ku aadan wadashaqeynta Warbaahinta iyo xiriirka bulshada.

Previous Post

Ergeyga gaarka ee arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la yeeshay Safiirka Sacuudi

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiis ku qaabilay Safiirka dalka Turkiga

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiis ku qaabilay Safiirka dalka Turkiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiis ku qaabilay Safiirka dalka Turkiga

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In