Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye Biixi “Ajaanib, horjoogeyaal iyo in kabadan 68 ka tirsanaa argagixisada ayaa lagu dilay Baxdo”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Taliye Biixi “Ajaanib, horjoogeyaal iyo in kabadan 68 ka tirsanaa argagixisada ayaa lagu dilay Baxdo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa shaaca ka qaadya in dagaalkii shalay lagu jebiyay ee ka dhacay deegaanka Baxdo lagu dilay Ajaanib iyo horjoogayaal ka tirsan maleeshiyada argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Taliyaha oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Kooxda Al-Shabaab looga dilay duulaanka ay ku soo qaadeen deegaanka Baxdo 3 Ajaaniib ah 2 horjooge iyo 70 ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa tilmaamay in dadka deegaanka iyo ciidanka Daraawiishta Galmudug ay ka warheleen in dhagar qabayaasha ay soo degeen deegaan dhanka koonfur bari ka xigta magalada, isagoo intaa ku daray in dadka deegaanka oo kaashanaya ciidamada ay ka hor tegeen dhagarta ay maleegayeen.

“Cadowga duulaanka ku soo qaaday Baxdo waxaa loo geystay jab aad u xoogan, markii dadka  deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ay iska caabiyeen ayaa waxaa kaloo goobta gaaray ciidamo gurmad ah, kuwaasi oo dhagarqabayaasha uga daba tegay qiyaastii meel 27 km u jirta magalada, halkaasi oo jab xoogan loogu geystay, lagana dilay dilay ajaaniib iyo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab, waana bogaadinaynaa guulaha wadajir ah ee laga gaaray dhagarta ay maleegayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab”. Ayuu yiri Taliyaha oo hadalkiisa ku daray in saddexda ajaanibta ah ee lagu dilay ay labo ka mid ah ukala dhasheen Kenya iyo Oromo, ayna ku daba jiraan sidii magacyadooda ay Warbaahinta ula soo wadaagi lahaayeen”.

Previous Post

Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal oo markale la kulmay Wasiirka Maaliyadda

Next Post

Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Next Post
Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In