Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo kulan la qaatay wafdi ka Scoday Sacuudiga

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo kulan la qaatay wafdi ka Scoday Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim iyo Agaasimaha Isbitaal Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa kulan la qaatay wafdi ka Scoday Dalka Sacuudi Carabiya waxeyna kala hadleyn dardargelinta iyo dhameystirka xaruunta Kelyo-Dhaqista ee Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir Oo ay baahi weyn u qabaan bulshada Soomaaliyeed

Masuuliyiinta iyo Wafdiga ka socday Sacuudiga ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaruunta  waxeyna isla qaateyn inay muhiim tahay in xooga la saaro Qorshaha lagu dhameystirayo xaruuntan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

Dhinaca kale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa kormeeray Xaruunta Bangiga Dhiigga ee laga hirgalinayo Banaadir Hospital  Wuxuuna xog wareysi la yeeshay  Injineerada u dhashay Dalka China ee hogaaminaya dhismaha xaruuntan oo la filayo in dhawaan lasoo gabagabeeyo.

Ugu dambehn Dr. Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo gabagabada kormeerka Kadib Warbaahinta Qaranka la hadlay Ayaa xusay inay ka wasaarad ahaan muhiimad weyn u leedahay   Dhameystirka Xaruunta Kelyo-Dhaqista iyo  hirgelinta xaruunta Bangiga dhiigga ee Isbitaal Banaadir oo lagu wado in dhawaan la dhameystiro.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya

Next Post
QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya

QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In