Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tubooyinka biyaha qaada ee Muqdisho oo dib u dayactir lagu sameeyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Tubooyinka biyaha qaada ee Muqdisho oo dib u dayactir lagu sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish), ayaa kormeeray qaar kamid Waddooyinka Caasimadda oo ay ka socdaan howla dib loogu abuuraya gooba Biya mareen ah oo loogu talagalay in ay si toos ah ugu shubaan Bada.

Waddooyinka uu kormeeray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa kamid ahaa.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

1- Wadada Buundooyinka, oo ay ka socotay howla dayactir ah.

2- Wadada hormarta Xarunta Taliska qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidan boliiska Soomaaliyeed ee tagta isgooska Afarta Darjiin.

3- Warta KM-4 oo ay ka socotay howla biyaha looga qaadaye.

4- Wadada Buula Xubeey ee degmada Wadajir.

Goobahaas uu maanta kormeeray Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish, ayaa waxaa ka socday howl dib udhis ah oo Waddooyinka loogu Sameynayay Tubooyinka biyaha qaada kuwaas oo si toos ah ugu shubi doona Bada, si looga gudbo caqabadaha ay Roobka u geestaan isku socodka Caadimadda iyo Bilicda.

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo ka tacsiyeeysay geerida Nuur Sheekh Hamid

Next Post

Safaaradda turkiga ay ku leedahay Soomaaliya oo lagu qabtay Xuska Afgambigii dhicisoobay ee turkiga 

Next Post
Safaaradda turkiga ay ku leedahay Soomaaliya oo lagu qabtay Xuska Afgambigii dhicisoobay ee turkiga 

Safaaradda turkiga ay ku leedahay Soomaaliya oo lagu qabtay Xuska Afgambigii dhicisoobay ee turkiga 

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In