Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ,oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya, Fei Shengchoa ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Shiinaha.
Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay arrimo kala duwan, kaasi oo ku soo idlaaday Guul.