Wednesday, December 31, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Sare Ee Jaamacadda SIU Oo Kulan Mira Dhal Ah La Yeeshay Guddoomiyaha Jaamacadda Rwanda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Maamulka Sare Ee Jaamacadda SIU Oo Kulan Mira Dhal Ah La Yeeshay Guddoomiyaha Jaamacadda Rwanda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Jaamacadda Somali International University – SIU mudane ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ iyo Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca cilmibaarista iyo horumarinta (Research and Development) mudane ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข๐œ๐ข ๐ƒ๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฒ๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข oo Safar shaqo ku jooga dalka Rwanda ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Jaamacadda Rwanda Dr. Didas Kayihura Muganga.

Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimo ay ka midyihiin iskaashiga Jaamacadaha ee dhinaca cilmibaarista, suurtaggalnimada arday isdhaafsi iyo wadashaqayn saaxiibtinnimo oo dhexmarta labada Jaamacadood.

Related posts

Bannaanbax ka dhan ah faragelinta Israaโ€™11l oo ka dhacay Baladweyne.

Bannaanbax ka dhan ah faragelinta Israaโ€™11l oo ka dhacay Baladweyne.

December 31, 2025
Madaxweynaha JFS oo shaaciyay in guul laga gaaray sahminta kheyraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee dalka..

Madaxweynaha JFS oo shaaciyay in guul laga gaaray sahminta kheyraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee dalka..

December 31, 2025

Jaamacadda SIU ayaa horay xiriirro wadashaqeyn muddo 10 sano ku dhow ula samaysay Jaamacadaha kala ah: University of Nairobi (UoN), Kenyatta University (KU), Makerere University iyo Mbarara University of Sciences and Technology oo ah Jaamacadaha ugu waaweyn Geeska Afrika.

Previous Post

Maareeyaha Guud Ee Hay’adda Tayo-dhawrka Oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen degaanno ka tirsan Jubbada hoose.

Next Post
Ciidanka xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen degaanno ka tirsan Jubbada hoose.

Ciidanka xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen degaanno ka tirsan Jubbada hoose.

Bannaanbax ka dhan ah faragelinta Israaโ€™11l oo ka dhacay Baladweyne.

Bannaanbax ka dhan ah faragelinta Israaโ€™11l oo ka dhacay Baladweyne.

December 31, 2025
0

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta martigelisay dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo ka...

Madaxweynaha JFS oo shaaciyay in guul laga gaaray sahminta kheyraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee dalka..

Madaxweynaha JFS oo shaaciyay in guul laga gaaray sahminta kheyraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah ee dalka..

December 31, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay in horumar la taaban karo laga gaaray sahminta kheyraadka...

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo faragelinta Israel oo ka dhacay degmada Buuloburde.

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo faragelinta Israel oo ka dhacay degmada Buuloburde.

December 31, 2025
0

Boqolaal qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa maanta isugu soo...

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo faragelinta Israaโ€™11l oo lagu qabtay magaalada Jowhar.

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo faragelinta Israaโ€™11l oo lagu qabtay magaalada Jowhar.

December 31, 2025
0

Boqolaal shacab ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, iyaga oo dhigayay bannaanbax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In