Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa war qoraal ah ku soo dhaweysay aas aaska ururka suxufiyiinta Galmudug oo dhawaan la aas aasay.
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Galmudug, Axmed Shire Maxamuud Falagle ayaa bogaadiyay doorashada maamulka ururka oo Dhuusamareeb lagu qabtay.
Halkaan Ka aqriso warsaxaafadeedka.