Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Beello walaalo ah oo ku dagaalamayay Shabeellaha dhexe oo waawaan lakala dhex-dhigay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Beello walaalo ah oo ku dagaalamayay Shabeellaha dhexe oo waawaan lakala dhex-dhigay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xooga Dalka ayaa ku guuleystay iney kala dhexgalaan Beelo walaalo ah oo ku dagaalamayey tuulooyin u dhaxeeya Degmooyinka Cadalle iyo Raagacelle.

Guddoomiyaha Gobolka oo ku sugan goobta ka dhacay dagaalka ayaana wada dadaalada xalka loogu raadinayo dagaal beeleedyada kuso laalabtay degaanadaasi.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

June 20, 2026

Waxaana uu sheegay in loo baahanayahy sidii looga shaqeyn lahaa nabada dadka walaalaha ah.

Guddoomiyaha ayaa sido kale xusay in Degaanadaan ka jiraan abaaro saameeyey dadka iyo duunyada ku nool dagaalna aysan xamilikarin.

Mas’uulyiinta ayaana sido kale Odoyaasha dhaqanka labada dhinac ugu baaqay iney isugu yimaadaan gogol nabadeed si xal looga gaaro dhibaatada ka dhalatay dagaalka.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo warbixin ka jeediyay Macadka Daraasaadka ee Washington DC.

Next Post

Ciidanka XDS oo Ku baxay dad shacab ah oo argagixisadu ay qarxisay

Next Post
Ciidanka xoogga oo howlgal qorsheesan ka fulliyay Gobolka Hiiraan

Ciidanka XDS oo Ku baxay dad shacab ah oo argagixisadu ay qarxisay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

Imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad oo maanta ka furmaya dalka

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan ka yeeshay xaaladda bani’aadantinimo ee ka taagan gobolka Baay

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In