Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Gaaray Cadaado

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Oo Gaaray Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaminayo Wasiir ku-xigenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Yuusuf Sheekh “Al Cadaala” ayaa gaaray magaalada Cadaado, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada.

Wafdigaan oo ka kooban heer Wasiir iyo Xildhibaanno katirsan dowladda federaalka ah ee Soomaliya ayaa ujeedka safarka wafdigaan ah dardar galinta xoreynta degaannada argagixisadu ka joogto Galmudug iyo sidii loo bilaabi lahaa xoreynta dadka iyo degaannada ey dhibaatada joogtada ah ku hayaan Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026

Wafdigaan ayaa toos ugu biiridoona saraakiisha iyo shacabka ku diyarsan jiidda hore ee dagaalka, waxaana ay ku wajahan yihiin deegaannada ay ka socdaan abaabulka ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Kulan Looga Hadlayay Dardargelinta Howlgallo Ka Dhan Ah Argagixisada Al-Shabaab Oo Lagu Qabtay Xudur

Next Post

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Masar

Next Post
Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Masar

Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Masar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

Guddoomiyaha SoDMA iyo Taliyaha Ciidanka Cirka oo ka wada hadlay diyaar-garowga Super El Niño

August 11, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In