Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Gargaarka Soomaaliya Oo Gargaar Gaarsiisay deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Gargaarka Soomaaliya Oo Gargaar Gaarsiisay deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA), ayaa gurmad degdeg ah u dirtay ku dhawaad 1,400 oo qoys oo ku dhibaateysan deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Agaasimaha Hay’adda Mudane Cabdirishiid Maxamed Xasan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in gurmadkan degdeg ah markii ugu horreysay la mariyey dhulka, taas oo ay suurta gelisay deegannada la xoreeyey ee marinka u ah gurmadku in uu gaaro deegaannadaas.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan gurmad degdeg ah u dirnay qoysas ku dhibaataysan degmooyinka Raage-ceele iyo Cadayle ee Gobolka Shabeellada Dhexe, taas oo aan gaarsiinayno deegaannada fogfog ee ay ku dhibaateysan yihiin dadkeennu”Ayuu yiri Agaasime Cabdirishiid.

Gurmadkan ee la gaarsiiyey deegaannada Cadayle iyo Raage-Ceele, ayaa isugu jirta qeybaha raashinka ee muhiimka u ah qoysaska ku u dhibataasayn xaaladaha ka dhashay Abaaraha, Waxayna Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee (SODMA) ay xoogga saaraysaa sidii loo dardar gelin lahaa samata bixinta dadkeenna Soomaaliyeed oo ay la daristay xaaladda adag.

Previous Post

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gaadiidlayda

Next Post

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Oo Olole Isxilqaan Ah Ka fuliyay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post
Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Oo Olole Isxilqaan Ah Ka fuliyay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda “SAWIRRO”

Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha Oo Olole Isxilqaan Ah Ka fuliyay Xarunta Dhexe ee Wasaaradda "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In