Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Caafimaadka Dhimirka Oo Muqdisho Lagu Qabta ” SAWIRRO “

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Caafimaadka Dhimirka Oo Muqdisho Lagu Qabta ” SAWIRRO “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasbad si heer sare ah loo soo Agaasimey ayaa lagu qabtay Hotel Jasiira ee Magaalada Muqdisho.Munaasabadaan oo aheyd Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Adduunka, ayaa Maanta oo kale dunida laga xusaa.

Sanadkaan Waxaa halku dhig looga dhigay #Aan Mudnaan gaar ah siino Caafimaadka Dhimrika iyo Badqabka Bulshadeena# Waxaana Munaasabada ka soo qeyb galay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr Maryam Mohamud Hussein Iyo Wasiir-Ku xigeenka Wasaradda Caafimaadka Dr. Maxamed Xasan Maxamed sidoo kale Agaasimaha Waxaada Qalabka, Daawadda iyo Xarumaha Caafimaad Dr Cabduqaadir Wehliye.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Waxaa sidoo kale madasha kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin Wasiiro , Culimada Soomaaliyeed, Dhakhaatiirta Soomaaliyeed qaar ka mid ah , Aqoonyahano, iyo Hay’addaha Caalamiga, sidoo kale madax ka socotay Isbitaalada Gaarka loo leeyahay , Madaxda jaamacadaha qaar ka mid ah.

Agaasimaha Ururka Caafimaadka Dhimirka Soomaaliyeed Dr Axmed Shidane ayaa munaasbadda ka jeediyay kalmad qiimo leh taas ah ” Waa inay bulshada Soomaaliyeed xil iska saraan la tacaalid dadka qaba Xanuunka dhimirka,Una arkaan inay yihiin dad ayaga lamid ah,Balse Caafimaad ahaan ka yar duwan”. Ayuu yiri Dr Axmed Shidane.

Sidoo kale

“Waa inaynu u helnaa Isbitaalo si gaar ah u tacaalo xanuunada Maskaxada,Iyo Goobo lagu xanaaneeyo dadka aan laheyn ehelka oo uu ku dhacay Xanuunka dhimirka”.

Sidoo kale waxaa kalmad qiima badan ka jeediyay oo muhiim ah Wasiirkii hore ee Wasaardda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Mudane Saciiid Jamac Qorsheel ayaa sheegay ” Waxaa muhiim ah in si wadajir ah loogu kaco ka hortaga iyo xakamaynta Xanuunada ku dhaco Dhimirka kaas oo ay aheed in Madaxda ugu sarrayso Dowllada ay siiyaan mudnaanta koowaad, Waana in laga hortago waxyaalaha maandooriyaasha ah ee laga soo dajiyo dalka, kuwaas oo u baahan go’aan wadajir ah laga qaato si loo badbaadiyo Bulshadda Soomaaliyeed” Ayuu yiri Wasiirkii hore ee Wasaardda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Mudane Saciiid Jamac Qorsheel.

Wasiiradda Caafimaadka ayaa balan qaadeen in ay horay u sii wadi doonaan dadaalada loogu jiro yaraynta qatarta xanuunka ku dhaca Caafimaadka Dhimirka

Xanuunka dhimirka ayaa u xanuunsan kumanaan shacab ayaa u dhibaataysan Xanuunka dhimirka aanna helin daryeelkii ay u baahnayeen.







Previous Post

Wasiirka Dhalinyarad Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gabdhaha Xirfadlayaasha Caafimaadka 

Next Post

Xoghayaha Guud Ee G/Shacabka Oo Kulan La Qaatay Agaasime qeybeedyadad

Next Post
Xoghayaha Guud Ee G/Shacabka Oo Kulan La Qaatay Agaasime qeybeedyadad

Xoghayaha Guud Ee G/Shacabka Oo Kulan La Qaatay Agaasime qeybeedyadad

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In