Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ergeyga Gaarka Ah Ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Oo La Kulmay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Ee Norway

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ergeyga Gaarka Ah Ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Oo La Kulmay Madaxa Hay’adda Qaxootiga Ee Norway
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Mudne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada Oslo kulan kula yeeshay madaxa hay’adda qaxootiga ee dalka Norway.

Xoghaya Guud ee hay’adda Norwegian refugee council Jan Egeland iyo Ergeyga ayaa ka wada Hadley xaaladda abaarta ee Soomaaliya, iyaga oo isla soo qaaday waxa u qabsoomay labada dhinac ka gadaal kulankoodii Muqdisho ee bishii Juun.

Related posts

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026

Kulanka oo sidoo kale ay Goobjoog ka ahaayeen xubno ka socda Wasaaradda arrimaha dibedda ayuu Ergeygu Hay’adda iyo Dowladda Noorweyba uga codsaday kor u qaadista kaalmada Dhaqaale ee Soomaaliya iyo sidoo kale ka qeyb qaadashada u qareemidda arrinka abaaraha iyo horumarinta Soomaaliya.

Jan Egeland oo horay usoo qabtey xilalka Wasiirka arrimaha debadda Norway iyo madaxa gargaarka bani’aadamka ee Qaramada Midoobay ayaa ballan qaadey in ay dowlad ahaan dedaal ku bixin doonaan kaalmeynta iyo u qareemidda gurmadka Abaaraha Soomaaliya 

Previous Post

Wafdi ay hoggaamineyso guddoomiye ku xigeenka BFS oo gaaray Buulo burte.

Next Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaamiya oo ka qeyb galay Shirka Maaliyadda dalalka Afrika

Next Post
Wasiirka Maaliyadda Soomaamiya oo ka qeyb galay Shirka Maaliyadda dalalka Afrika

Wasiirka Maaliyadda Soomaamiya oo ka qeyb galay Shirka Maaliyadda dalalka Afrika

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo munaasabadda Ciidul Fidriga swgeed hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul fitriga

March 19, 2026
0

Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In