Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada Oo Bilowday Qiimeynta Wax-aqriska Ardayda Dhigata Dugsiyada Hoose Ee Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada Oo Bilowday Qiimeynta Wax-aqriska Ardayda Dhigata Dugsiyada Hoose Ee Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare Mudane Ismaaciil Yuusuf Cismaan, ayaa maanta furay barnaamijka  Qaran ee qiimeynta wax-aqriska iyo xisaabta ee fasalka 3aad, taasi oo lagu qiimeynayo heerka wax-aqriska iyo xisaabta ee ardayda dhigata Fasalka 3aad ee dugsiyada hoose. (EGRA/EGMA Assessments).

Qiimeyntaan oo qaadan doona muddo 10 cisho ayaa ujeedadiisu tahay in la qiimeeyo heerka awooda, wax-aqriska iyo Xisaabta ee guud ahaan Ardayda dhigata Fasalka 3aad ee dugsiyada hoose ee dalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

Wasaaradda Waxbarashadda J.F.S ayaa warbixin rasmiya kasoo saari doonto heerka awooda Wax-aqriska iyo xisaabta ee guud ahaan ardayda dhigata fasalka 3aad ee Dugsiga hoose.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay James Swan

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Soo  Bandhigay Qorshaha Dowladda Ee Deegaannada Laga Saaray kooxaha Argagixisada

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Soo  Bandhigay Qorshaha Dowladda Ee Deegaannada Laga Saaray kooxaha Argagixisada

Wasiirka Qorsheynta XFS Oo Soo  Bandhigay Qorshaha Dowladda Ee Deegaannada Laga Saaray kooxaha Argagixisada

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In