Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Oo Kamid Noqday Dadkii Ku Deeqay Dhiiggooda

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Oo Kamid Noqday Dadkii Ku Deeqay Dhiiggooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa ka mid noqdey Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhiigga u shubey Shacabkii shaley ay xasuuqeen khawaarijta ee dhaawacyada noqdey.

Wasiirka ayaa kormeerey sida ay u socdaan howlaha gurmadka ee looga gurmanayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaawacmey Qaraxyadii is xigxigey ee nabadiidka ay ka geysteen xarunta Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku taala Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026

Dr Cali Xaaji Aadan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  ayaa howl wadeenada xarunta gurmadka Qaran ee Masiibadii Soobe ka xog wareystey halka ay howluhu marayaan isagoo tagaya goob kasta oo ay ka socoto howlaha gurmadka.

Wasiirka ayaa Yiri “Waxaan idinku boggaadinayaa howlaha muhiimka ah, ee  bahda Caafimaadka, oo isugu jiro kuwa dowladdu maamusho iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo ay Shaley ilaa maanta u taagan badbaadinta iyo baxnaanada Shacabkii masaakiinta ahaa ee shaley khawaarijta ku xasuuqdey Soobe “.

Tags: Wasiirka Caafimaadka Oo Kamid Noqday Dadkii Dhiiggooda ku Deeqay
Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ka qeyb ka Noqday Gurmadka Dhiig Shubista

Next Post

Xukuumadda oo soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan gurmadka qaran ee qaraxyadii ay khawaarijtu u geysatay shacabka soomaaliyeed

Next Post
Xukuumadda oo soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan gurmadka qaran ee qaraxyadii ay khawaarijtu u geysatay shacabka soomaaliyeed

Xukuumadda oo soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan gurmadka qaran ee qaraxyadii ay khawaarijtu u geysatay shacabka soomaaliyeed

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026
0

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

June 20, 2026
0

Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In