Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Deeq Dawo ah Ka Guddoomay WHO

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Deeq Dawo ah Ka Guddoomay WHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka Qaran ee Xukuumadda Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO kala wareegey deeq Dawo ah oo qeyb ka ah Gurmadka dhaawacyadii ka dhashey Qaraxyadii 29-kii October ka dhacay isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka oo ay wehlinayeen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr Maxamed Xasan Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka ee Wasaaradda Caafimaad Dr Guuleed Cabdijaliil Cali ayaa la wareegey 39 Tan oo Dawo ah oo qeyb ka noqoneysa Gurmadka Masiibadii Zoobe oo ilaa hadda socota howlaha la xiriira gurmadka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Wafdiga gurmadka Soogaarsiiyey Soomaaliya ee ka socdey WHO, ayaa hoggaaminayey Mamunu Rahman Maliki Madaxa WHO ee Soomaaliya waxa uuna xusey in Dawadaan ay ugu talagaleen gurmadka dhaawacyadii ka dhashey Qaraxyadii Argagixisanimo ee 29-October lala eegtey Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Isgoyska Soobe oo ah meel ay u badan yihiin Shacabka masaakiinta ah.

Dr Cali Xaaji Aadan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga Gurmadka Qaran ee Xukuumadda Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ” Waxaan idinkaga mahadcelinaynaa sida markasto u garabtaagan tihiin Soomaaliya iyo sida gaarka ah oo aad ugu qeyb qaateen gurmadka qasaarihii ka dhashey Qaraxyadii Nabaddiida ay ka geysteen Muqdisho”.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha Oo Kulan Duco Ah U Sameeyay Shuhadadii Soobe laba

Next Post

 Deeq Kala Duwan Oo Lagu Wareejiyay SoDMA

Next Post
 Deeq Kala Duwan Oo Lagu Wareejiyay SoDMA

 Deeq Kala Duwan Oo Lagu Wareejiyay SoDMA

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In