Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga dib u heshiinta qaranka oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda ka soo cusboonaatay Shabeelaha dhexe

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga dib u heshiinta qaranka oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda ka soo cusboonaatay Shabeelaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Madaxa Banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanno ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle, gaar ahaan Agagaarka Xaaji Cali iyo Caddow Uul ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ay ku dagaalamayaan beelo walaalo ah ooo wada degan deegaannadaas.

Bayaan uu soo saaray guddiga ayaa lagu yiri โ€œGddiga Madaxa Banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka waxa uu ku baaqayaa in xabadda la joojiyo, lana bilaabo wada hadalo nabadeed oo la isugu yimaado si loo baajiyo in dhiig dambe ku daato deegaanka, waxaa kale oo Guddigu ugu baaqayaa dhamaan Masโ€™uuliyiinta Heer Qaran, Dowlad Goboleed, Waxgaradka iyo Odoyaasha dhaqanka deegaannada lagu dagaalamayo inay kaalinta ugu muhiimsan qaataan, una kacaan sidii loo heli lahaa xasilooni iyo Nabad Gobolka ka dhacdayโ€.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Guddiga ayaa xusay in dagaalkan uu ku soo aaday xilli adag oo uu dalka ku jiro dagaal ka dhan ah Khawaarijka Al-Shabaab, isla markaana uu ka socdo deegaannada ay hadda ku dagaalameen dadka Walaalaha ah, lana fileyn in xoogaggii la rabay inay u wada jiraan dagaalka uu dhexdooda ka soo cusboonaado dagaal.

Previous Post

Wasaaradda warfaafinta XFS oo tababar u furtay 30-Saxafi

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In