Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dilka gabar Soomaaliyeed oo caro ka abuuray Canada

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Dilka gabar Soomaaliyeed oo caro ka abuuray Canada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Billowgii bishan ayaan la xaqiijiyay in gabar kamid ah dadka Soomaaliyeed ee dalkaasi Canada ku nool oo lagu magacaabayay Hodan Xaashi, si ula kac ah loogu dilay mid kamid ah magaalooyinka dalkaas.

Soomaalida dalka Canada ayaa dalbanaya inay caddaalad hesho gabadhan Soomaaliyeed oo lagu dilay goob lagu caweeyo oo ku taallo magaalada Saskatoon ee dalkaasi Canada.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Qof  ay Gacanta ku soo dhigeen Ciidamada ammaanka oo lagu eedeeyay dilka gabadhan ayaa dammaanad lagu sii daayay, taasoo ka careysiisay bulshada Soomaaliyeed ee halkaasi degan, kuwaasi oo hadda qorsheynaya dibad baxyo ay caddaalad ku dalbanayaan.

Allaha u naxariistee Hodan Xaashi, ayaa aheed gabar dhalin yara ah oo ku dhalatay magaalada Ottawa ee  Caasimadda dalkaasi Canada.

Previous Post

Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii lagu heshiiyay xabad joojinta

Next Post

Ciidanka XDS oo howlgallo ka fuliyay degaanno ay kudhumaleeysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta

Next Post
Ciidanka XDS oo howlgallo ka fuliyay degaanno ay kudhumaleeysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta

Ciidanka XDS oo howlgallo ka fuliyay degaanno ay kudhumaleeysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In