Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka XDS oo howlgallo ka fuliyay degaanno ay kudhumaleeysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo howlgallo ka fuliyay degaanno ay kudhumaleeysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga dalka, gaarahaan cutubyo ka tirsan Kumaandooska DANAB, ayaa  howlgallo ka dhan ah Maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ka fuliyay degaanno ay ku dhumaleeysanayeen oo  u dhaxeeya Magaalada Beledweyne iyo degaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan.

Degaannadan ay ciidamada howlgalka ka fuliyeen oo dhinaca Jiinka Wabiga dhaca ayaa sida la sheegay waxaa isku aruursanayay haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku jabay dagaaladii dhawaan ay la galeen Ciidamada Xoogga iyo dadka degaanka.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026

Saraakiisha Ciidamada Kumaandooska DANAB ee howlgalka fuliyay ayaa sheegay in wax iska caabin ah aysan kala kulmin argagixisada, isla markaana ay burburiyeen dhufeeysyo ay ka sameysteen inta u dhaxeeysa Magaalada Beledweyne iyo degaanka Halgan.

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB, ayaa qeyb muhiim ah ka qaatay dagaalka dib u xoreeynta degaanada ay gacanta ku hayeen maleeshiyaadka Khawaarijta.

Previous Post

Dilka gabar Soomaaliyeed oo caro ka abuuray Canada

Next Post

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo daahfuray Kulanka Guddiga Qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga

Next Post
Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo daahfuray Kulanka Guddiga Qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo daahfuray Kulanka Guddiga Qaran ee haggida diiwaangelinta madaniga

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Taliska Ciidan ee Xero Maslax

July 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Xero Maslax ee...

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray goobaha adeegyada dalxiisayaasha ee Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde

July 25, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In