Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Odayaasha Dhaqanka Xudur Oo Soo Dhaweeyay Shirka Dib-u-heshiisiinta

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Odayaasha Dhaqanka Xudur Oo Soo Dhaweeyay Shirka Dib-u-heshiisiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Malaagyada degmada xuddur ee gobolka bakool oo ka duulaya baaqii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ahaa shirweyne dib u-heshisiinta loogu samaynayo siyaasiyiinta iyo bulshoweynta reer koonfur galbeed

Kulankaan oo maanta ay ku yeesheen magaalada xuddur Odoyaasha Dhaqanka gobolka bakool, waxay uga hadleen baahida xiligaan looqabo in gogol dib-u-heshisiin la dhigo oo ay ku wada qeybgalaan siyaasiyiinta iyo waxgaradka ku abtirsadaan deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaan rajo badan ka qabnaa in ay isbedel wanaagsan u horseedeyso xaaladaha ka jira deegaanada koofur galbeed.

Related posts

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026

Odayaasha oo kulankooda saacado qaatay ka dib waxa ay soo saareeyn baaq ay ku soo dhoweeyeen shirka dib-u-heshiisiinta nabadeynta cidkasta oo quseysana uga baaqeen in ay ka qeybgasho, odayaasha dhaqanka dhinac kale waxa ay codsadeen in shirweynaha dib-u-heshisiinta nabadeynta koofur galbeed lagu qabto magaalada xuddur, diyaarna u yihiin in ay marti geliyaan.

Shirkaan oo dhawaan ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur.

Previous Post

In ka badan 100 ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta oo lagu dilay degaanka Ceel dheere

Next Post

Madaxweynaha JFS Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Garoonka Degmada Cadale

Next Post
Madaxweynaha JFS Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Garoonka Degmada Cadale

Madaxweynaha JFS Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Garoonka Degmada Cadale

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In