Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqortooyada Sacuudiga oo soo gabagabeysay diiwaangelinta Shirkadaha fududeeya Xajka iyo Cumrada

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Boqortooyada Sacuudiga oo soo gabagabeysay diiwaangelinta Shirkadaha fududeeya Xajka iyo Cumrada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday xiritaanka diiwaangelinta tartanka Xajka iyo Cumrada ee sanadkan, kaasi oo ah tartankii labaad inta lagu jira sanadkan cusub ee 2023-ka, waxaana ka qeyb galaya 300 oo shirkadood.

Tartankan ayuu ujeedkiisu yahay u fududeeynta imaanshaha xujeyda, ka kala imaanaya daafaha Dunida oo dhan iyo in kor loo qaado tayada adeegyada la siinayo martida imaneysa Xajka.

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Sida ay sheegtay Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudiga, Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa socday wajigii koowaad ee tartanka, iyadoo la qabtay kulamo aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan adeegyada iyo habka loola macaamilaya martida Alle.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa ku dhawaaqday sanadkan inaay fursad siineyso Shirkadaha si loo tayeeyo adeegyada Xujayda soo booqaneysa Baydka Alle ee barakeysan, kuwaasi oo u fududaynaya Xujaayda socdaalka iyo adeegyada munaasabka ah.

Shirkadadaha ku guleeysta tartankan bixinta adeegyada Xajka iyo Cumrada, ayaa la faafin doonaa inta u dhaxeysa 9 illaa 12-ka bishan Janaayo.

Previous Post

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka oo gargaar gaarsiisay Qoysas danyar ah

Next Post

Guddiga la socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BJFS oo guddoon cusub doortay

Next Post
Guddiga la socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BJFS oo guddoon cusub doortay

Guddiga la socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BJFS oo guddoon cusub doortay

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In