Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Booliska oo gacanta ku soo dhigay ninkaan loo haysto fal Burcadnimo

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Booliska oo gacanta ku soo dhigay ninkaan loo haysto fal Burcadnimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Booliska degaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay ninkaan oo loo haysto Burcadnimo hubeysan, xilli dadka Shacabka ah ee deegaanku ay cabasho ka keeneen kooxo burcad ah oo dhac u geysta.

Ninkaan ayaa Rasaas ku furay Ciidanka Amniga isagoo dilay qof shacab ah, laba kalana ku dhaawacay sida uu sheegay taliska Boliiska degaanka Garasbaaley.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

“Ciidanka ayaa Nikaan ka qabtay Waaxda 3-aad ee degaanka Garasbaaley, xilli uu qof dumar ah ka qaatay teleefan waxa uuna watay Qoriga loo yaqaan M-16” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Boliiska Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibadda X.F.S ย oo qaabilay madaxa Ergada OIC u qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Tirada dadka ku dhintay Qaraxii ka dhacay Masaajid ku yaalla Peshawar oo sii kordhay

Next Post
Tirada dadka ku dhintay Qaraxii ka dhacay Masaajid ku yaalla Peshawar oo sii kordhay

Tirada dadka ku dhintay Qaraxii ka dhacay Masaajid ku yaalla Peshawar oo sii kordhay

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In