Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

228 saacadood ka dib, 3 haween iyo 2 caruur ah oo la soo badbaadiyay.

Ikraan Maxamed by Ikraan Maxamed
3 years ago
in Wararka
0
228 saacadood ka dib, 3 haween iyo 2 caruur ah  oo la soo badbaadiyay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

3 Haween ah  iyo laba caruur ah ayaa laga soo badbaadiyay dhismayaasha burburay hoostooda ee magaalada Antakya oo ka tirsan Turkiga, 228 saacadood ka dib dhulgariirkii ugu horreeyay ee ka dhacay halkaasi.

Tirada dadka ku dhintay dhulgariirrada Turkiga iyo Suuriya ayaa dhaaftay 41,000,iyadoo weli samatabbixiyeyaashu ay sii wadaan inay helaan dad badbaaday:

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in 35,418 qof ay ku dhinteen dhulgariirkaasi,halka Dowladda Suuriya iyo Qaramada Midoobay ay sheegeen in in ka badan 5,800 oo qof ay ku dhinteen Suuriya.

Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in aagga walaaca ugu weyn uu yahay waqooyi-galbeed ee Suuriya, halkaas oo ay ka sii kordhayaan carada ku aaddan gaabiska la xiriira gargaarka bini’aadinimo.

Qaramada Midoobay waxay codsanaysaa $397m oo gargaar ah si loogu caawiyo 5 milyan oo Suuriyaan ah oo ay la soo derseen hooy iyo cunto la’aan.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug oo howlgal ka wada gobolka Mudug.

Next Post

Wasiirka qorshaynta XFS oo ka qayb galay shir muhiima

Next Post
Wasiirka qorshaynta XFS oo ka qayb galay shir muhiima

Wasiirka qorshaynta XFS oo ka qayb galay shir muhiima

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In