Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Amniga Galmudug oo bogaadiyay guulaha ay CXDS ka soo hooyeen Koonfurta Gobolka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo muddooyinkan ku sugnaa furimaha hore ee dagaalka Koonfurta Gobolka Mudug ayaa ka war bixiyay howlgalkii lagu jabiyay khawaarijta, isagoo ku sugan godadkii maanta laga saaray ee deegaanka Xaarxaar, oo dhaca koonfur Bari ee Bacaadweyne.

Wasiir Gaboobe ayaa sheegay in horumar balaaran laga sameeyay howlgallada Koonfurta gobolka Mudug, kooxda khawaarijtana ay ku jabeen halkaas, isagoo bogaadiyay ciidamada xoogga, kuwa Daraawiishta iyo xaq u dirirka deegaanka oo jab xooggan u geystay kooxdan arxanka daran.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Dagaalkii maanta ayaa kooxda khawaarijta ah looga dilay ku dhawaad 35 dhagar-qabe, waxaana halkaas looga furtay hubkii ay wateen, iyadoo laga saaray godadkii ay ku dhuumaaleysanayeen.

Dhanka kale Wasiir Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe ayaa farriin adag u diray siyaasiyiin uu sheegay in ay ku howlanyihiin fashilinta howlgallada socdo, una raadinayaan dhaliilo hiillo u noqon kara kooxda gabalkeedu dhacay.

Previous Post

Ku-simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku shahiiday weerarkii ka dhacay Degmada C.casiis

Next Post

Dowladda oo war rasmi ah ka soo saartay weerarkii ay Khawaarijtu ku qaaday guriga

Next Post

Dowladda oo war rasmi ah ka soo saartay weerarkii ay Khawaarijtu ku qaaday guriga

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In