Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sarreeye guuto Cabdikariin Cali Afrax oo hanbalyo u diray Ciidanka Asluubta

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Sarreeye guuto Cabdikariin Cali Afrax oo hanbalyo u diray Ciidanka Asluubta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye guuto, Cabdikariin Cali Afrax ayaa hambalyo u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u ku beegan tahay Aas aaska munaasabada Ciidanka Asluubta oo laga joogo 53 Sano.

Sarreeye guuto, Cabdikariin Cali Afrax  ayaa hambalyo ku aaddan xuska Aas-aaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed u diray  Sareeyayaasha Sarakiisha, Sarakiil Xigeennada, Alifleyda, Dableyda Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Xaasaskooda iyo Curruurtooda, isagoo u rajeeyay in uu Alle Sanadkaan kiisa kale ku gaarsiiyo horumar, Nabad iyo Caafimaad.

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la Aas-aasay 22-kii Febaraayo 1970 ayaa soo maray marxalado kala duwan, isagoo door muhiim ah kasoo qaatay ilaalinta maxaabiista iyo dadka gala dembiyada waaweyn, dhaqan celinta iyo soo saaridda xirfadlayaal ku shaqaysta micnahada ay barteen.

Previous Post

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo $1Bilyan ugu deeqday Yeman

Next Post

Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulan yeelanaya

Next Post
Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulan yeelanaya

Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulan yeelanaya

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In