Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulan yeelanaya

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulan yeelanaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan maanta oo Arbaca ah dhexmaraya dalalka Shiinaha iyo Japan, ayaa looga hadlayaa arrimaha amniga labada dal, kulankan ayaa noqonaya kii ugu  horreeyay ee muddo 4 sano ah dhexmara dalalkan, inta uu socday kulanka Tokyo,  ayaa dhaleeceysay xiriirka milatari ee Beijing ay la leedahay Ruushka.

Wadahadalladan oo looga gol leeyahay in lagu qaboojiyo xiisadda u dhexeysa dalalkan ayaa ku soo beegmaya xilli Tokyo ay ka cabsi qabto in Beijing ay awood ku qabsato Taiwan, taasoo dhalin karta isku dhac dhex maro Japan iyo Shiinaha, oo ka mid ah dalalaka caalamka eek u tilmaaman Ganacsiga.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Dalka Shiinaha ayaa ahaa saaxiibka ugu weyn ee Ganacsiga Japan, wuxuuna ahaa kaabaha shan meelood meel dhoofinta iyo soo dejiyo alaabaha uu soo saar dalka Japan, sidoo kale waa saldhig ugu weyn ee wax soo saarka shirkadaha Japan.

Previous Post

Sarreeye guuto Cabdikariin Cali Afrax oo hanbalyo u diray Ciidanka Asluubta

Next Post

Munaasabad lagu xusaya maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo

Next Post
Munaasabad lagu xusaya maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo

Munaasabad lagu xusaya maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In