Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo 26 milyan oo doolar ugu deeqay qaxootiga Rohingya

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo 26 milyan oo doolar ugu deeqay qaxootiga Rohingya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bixinaya 26 milyan oo doolar oo gargaar bini’aadannimo ah oo loogu talagalay qaxootiga Rohingya ee ku nool dalka Bangladesh.

Ku dhawaad ​​hal milyan oo qaxooti ah oo ka soo jeeda Muslimiinta laga tirada badan yahay ee Burma ayaa ku nool xeryo ku yaalla Bangaladesh iyo qaar kamid ah dalka deriska la ah dalkaasi si ay uga baxsadaan howlgalladii gumaadka ahaa ee  ciidamada Burma ay ku bartilmaameedsanayeen.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Ololahi Milatariga Burma ee sanadkii 2017-kii, ayaa sababay mid ka mid ah dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee ugu xun adduunka.

Sida uu sheegay afhayeenka waaxda arrimaha dibadda Mareykanka Ned Price, Gargaarkan cusub ayaa sii xoojinaya dadaalada ay wadaan Hey’adaha ka shaqeeya arrimaha bani’aadamnimada inay sii wadaan bixinta gargaarka naf-badbaadinta ah ee bulshooyinka ay dhibaatadu saameysey ee ku nool xudduuddaha u dhexeya Burma iyo Bangladesh.

Hey’adaha gargaarka Qaramada Midoobay, ayaa Talaadadii shalay ku dhawaaqay inay u baahanyahiin 876 milyan oo doolar si loo daboolo baahiyaha bini’aadannimo ee qaxootiga Rohingya ee Bangladesh ku nool.

Previous Post

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo heshay Shahaadada ISO 9001:2015

Next Post

Puntland oo toogatay 19 nin oo Khawaarij iyo askar isugu jiray

Next Post
Puntland oo toogatay 19 nin oo Khawaarij iyo askar isugu jiray

Puntland oo toogatay 19 nin oo Khawaarij iyo askar isugu jiray

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In