Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan BJFS oo Johannesburg uga qeybgalay Shirka Gudiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka Afrika

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan BJFS oo Johannesburg uga qeybgalay Shirka Gudiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan baarlamaanka Afrika oo ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliyeed uga qeybgaleen xaruntiisa magaalada Johannesburg ayaa waxaa looga arrinsaday halkudhiga sanadkaan ee Midowga Afrika ee ah dardargelinta hirgelinta aaga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, iyadoo sidoo kale looga hadlay sidii Afrika ay ugaari laheyd isku filnaasho, wax-soosaarka cuntada ah iyo La-dagaallanka musuqmaasuqa iyo nabadgalyo xumida ay argagixisadu sababtay.

Mudanayaasha Soomaaliya uga midka ah Baarlamaanka Pan-Afrika oo kala ah Xildhibaan Aaden Maxamed Nuur (Saransoor), Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) Xildhibaan Zamzam Maxammed Cumar (Gobsan) iyo Xildhibaan Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) ayaa ka warbixiyay kulankaan gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Afrika ugu qabsoomay Xaruntiisa magaalada Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika.

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026

Baarlamaankaan Pan-Afrika oo ah baarlamaan uu leeyahay Midowga Afrika oo ay 54ta dal xubno ka yihiin ayaa la rajeenayaa inuu sharci dajiye rasmi ah noqdo marka ay xeerkiisa saxiixaan 28 dal oo Afrika ah, iyadoo ay haatan saxiixeen 14 dal oo ay Soomaaliya ku jirto.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo la kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Next Post

Wasiirka Diinta oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay la dagaallanka waxyaabaha maanka dooriya

Next Post
Wasiirka Diinta oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay la dagaallanka waxyaabaha maanka dooriya

Wasiirka Diinta oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay la dagaallanka waxyaabaha maanka dooriya

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In