Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan labada Gole oo aqoon isweydaarsi uga qeyb galay Kenya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole oo aqoon isweydaarsi uga qeyb galay Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka JFS ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay aqoon isweydaarsi ku saabsan sharciga shaqaalaha Adduunka,oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda shaqaalaha Adduunka ILO, waxaana GoobJoog ahaa Xubnaha Labada Guddi ee BJFS.

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga horumarinta Adeegga Bulshada Golaha Shacabka Xildhibaan Dr Cabdirashiid Maxamed Nuur (Jilley) Guddoomiyaha guddiga Adeegga bulshada ee Golaha Aqalka sare Senator Dr Cusmaan Maxamuud Dufle ayaa hogaaminayay xubnaha labada guddi ee aqoon isweydaarsiga ka qeyb galay.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qado sharaf u sameeyay guddoonka Golaha Aqalka Sare

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay soo jeedinta R/W Xamse ee Guddiga dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay soo jeedinta R/W Xamse ee Guddiga dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay soo jeedinta R/W Xamse ee Guddiga dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In