Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay kulan ku saabsan qorshaha Qaran ee cudurka Qaaxada

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay kulan ku saabsan qorshaha Qaran ee cudurka Qaaxada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa qabatay kulan looga doodayay qorshaha Qaran ee ku aadan cudurka qaaxada ee 3-da sano ee soo socoto.

Kulanka waxaa daahfuray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr Maxamad Xasan Maxamad Bulaale, waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa oo ka hadlay Madaxa barnaamijka qaaxada ee qaranka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Waxaa kulanka ka soo qaybgalay madax ka kala socotay maamullada xubnaha ka ah Dowlladda federaalka, qaybo ka mid ah bulshada rayidka ,  hay’adaha ka shaqeeya Caafimaadka oo gacan ka gaystay xakamaynta cudurka qaaxada iyo wakiilka hay’adda World Vision Mr. Kevin Mackey.

Ujeeddada kulanka ayaa ahayd in la helo hoggaan siyaasadeed oo saamayn leh kaas oo lagu yeelanayo istaraatiijiyadda Qaran ee  cudurka qaaxada, taas oo la hirgelin doono saddexda sano ee soo socota.

Previous Post

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo amray in hawada loo diro Dayax gacmeedkii ugu horeeyay ee sahan millatari ah

Next Post

Maamulka gobolka Banaadir iyo Bankiga Adduunka oo ka wada hadlay horumarinta Caasimadda

Next Post
Maamulka gobolka Banaadir iyo Bankiga Adduunka oo ka wada hadlay horumarinta Caasimadda

Maamulka gobolka Banaadir iyo Bankiga Adduunka oo ka wada hadlay horumarinta Caasimadda

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In