Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masar oo cambaareysay duqeymahii Israa’iil ay maanta ku qaaday Qaza

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Masar oo cambaareysay duqeymahii Israa’iil ay maanta ku qaaday Qaza
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bayaan ka soo baxay Masar ayaa lagu cambaareeyay falkii ciidamada Israa’iil ay maanta ka geysteen dhulka falastiiniyiinta, kuwaasi oo ay ku dileen13 qof oo ay ku jireen 4 carruur ah, kadib duqeymo xagga cirka ah oo ay ka fuliyeen marinka Qaza gelinkii hore ee maanta.

Bayaankan oo ay si gaar ah u soo saartay Wasaaradda arrimaha dibadda Masar, ayay Qaahira ku cabareeysay duqeymahii ay maanta Ciidamada Israa’iil ku qaadeen magaalooyinka Falastiiniyiinta ee dhaca Daanta Galbeed.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Weerarkan Duqeymaha ah ayaa waxaa ku geeriyooday 13 falastiiniyiin ah tobanaan kalena way ku dhaawacmeen.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in duqeymahan Ciidamada Israa’iil ay la beegsadeen guryo ay lahayeen xubno ka mid ah hogaamiyayaasha kooxda islaami Jihaad ee marinka Gaza.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo labo Neef Geel ah ku wareejiyay Wasiiru-dowlaha Amniga “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo labo Neef Geel ah ku wareejiyay Wasiiru-dowlaha Amniga “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka oo labo Neef Geel ah ku wareejiyay Wasiiru-dowlaha Amniga "SAWIRRO"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In