Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay gobolka Sh/hoose

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay gobolka Sh/hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay degaanka Gumeeysi-diid oo Sagaal KM dhanka bari kaga beegan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu khaarijiyay Tiro ka mid ah maleyshiyaad Khawaarijta.

Ciidanka oo ka warhelay in maleeshiyaad katirsan khawaarijta ay isku uruursanayaan degaanka Gumeeysi-diid si ay u dhibaateeyaan shacabka Awdheegle ayaa ku baxay deegaankaas waxaana ka hortageen isku daygii kooxda, iyadoo howlgalkaas lagu dilay Shan dhagarqabe oo katitsanaa maleeshiyaadka khawaarijta, tiro kalena lagu dhaawacay.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Taliyaha Guutada 14-ka oktoobar ee Ciidanka Xoogga dalka G/le Sare Nuur Maxamed Gaaboow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in howlgalku uu u dhacay sidii loo qorsheeyay isla markaana halkaa lagu fashiliyay isku daygii maleeshiyaadka KHawaarijta.

Previous Post

Ciraaq iyo Iiraan oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo Badroolka

Next Post

Mareykanka oo war ka soo saaray qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah

Next Post
Mareykanka oo war ka soo saaray qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah

Mareykanka oo war ka soo saaray qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In