Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo war ka soo saaray qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo war ka soo saaray qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ku doonayaan in ay ku xakameyaan qulqulka muhaajiriinta magan galyo doonka ah ee ku sugan xadka ay la wadaagaan dalka Mexico, kuwaa oo doonaya inau u talabaan Mareykanka.

Xoghayaha Amniga gudaha Maraykanka Alejandro Mayorkas, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay adkaan doonta in dad magan galya doon ah ay u soo talabaan gudaha Mareykanka, isagoo intaasi ku daray inay la socdaan in tiro aad u badan oo muhaajiriin ah ay ku suganyahiin xadka ay la wadaan Mexico.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Xoghayaha ayaa sheegay in ay dib u celin doonaan kumanaanka muhaajiriinta ah ee xuduuda ku sugan, kahor dhaqan galinta siyaasadda socdaalka ee mamnuucaysay in Maraykanka la soo galo.

War ka soo baxay Arbacadii shalay, maamulka Mareykanka ayaa lagu sheegay in la diyaariyay 24,000 Askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka, si ay ugu hortagaan  qulqulka muhaajiriinta soo galaya dalkooda.

Xuduuda Mareykanka iyo Maxcio u dhaxeysa ayaa la rumeesan yahay in ay ku sugan yihiin in ka badan 150,000 kun oo muhaajiriin ah, kuwaa oo doonaya in ay si sharci darro ah ku galaan dalka Mareykanka.

Previous Post

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheeysan ka fuliyay gobolka Sh/hoose

Next Post

Isgoyska Fagax oo dib u dhis lagu sameynayo

Next Post
Isgoyska Fagax oo dib u dhis lagu sameynayo

Isgoyska Fagax oo dib u dhis lagu sameynayo

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In