Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kormeeray qoysas ku soo barakacay duleedka Kismaayo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kormeeray qoysas ku soo barakacay duleedka Kismaayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiirka Gargaarka Jubbaland, Qaar ka mid ah Wasiirada Gargaarka dowlad Goboledyada iyo Agaasimaha Gargaarka Gobalka Banadir ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xerooyinka Barakacayaasha ay deegaan sadeen Qoysas badan oo Kismaayo duleedkeda soo gaaray, kuwaas oo khawaarijta deegaanadoodii ka soo barakicisay.

Qoysaskaan oo haatan wajahaya xaalad adag oo isugu jirta Cuno la’aan, biyo yari, hoyga oo aan celin karin cadceedda iyo qabowga toona, Guddoomiye Maxamuud ayaa u kuurgalay xaaladda qoysaskaan isaga oo mid mid dadka nolashooda uga xogwareestay.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa dultagay qoysas horleh oo khawaarijta ka soo barakicisay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Jubbada dhexe iyo qeybo ka mid ah Jubbada Hoose, waxaana uu xusay in xaalad adag ay ka jirto xerooyinkii maanta uu booqday.

Previous Post

Horumarinta adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir oo laga shiray “SAWIRRO”

Next Post

Shirweynaha Aragti wadaagga xakamaynta faafinta wararka been abuurka iyo saameynta ay bulshada ku leeyihiin oo la soo gabogabeeyay

Next Post
Shirweynaha Aragti wadaagga xakamaynta faafinta wararka been abuurka iyo saameynta ay bulshada ku leeyihiin oo la soo gabogabeeyay

Shirweynaha Aragti wadaagga xakamaynta faafinta wararka been abuurka iyo saameynta ay bulshada ku leeyihiin oo la soo gabogabeeyay

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In